Dugsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Meel duggaal ah. 2. Meel wax lagu barto. ld iskool, iskuul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dugsi ↴
maammule | aftax | aftax | akademiye | alifley | almadar | anqaas | ardayad | asaasan | asiili |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg