Dulmi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
Dulmi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulmi ↴
daallin | dulan | dulan | dulin | dulman | dulmanaan | dulmici | dulmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg