Dumi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dhisme burburin. 2. Dhisme furfurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dumi

jab | adaadumid | boholaddumi | boholaddumin | boholaddumis | bowd-dumis | dhaqanguur | dumid | dumid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg