Duubo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Wax fidsan laalaabasho. 2. Nabar gaarso ku duubasho. 3. Qof boqor ka dhigasho. 4. Duub madaxa ku xirasho. 5. Indho maro ku xirasho. 6. Maro guntasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duubo

yuur | barandi | cajalad | caloolduubo | duubasho | faarmaan | faashad | farammar | indhadduub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg