Edeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo. 2. Meel ciriiryoon.
Edeg
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Maqal xoolaad xero yar gelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga edeg ↴
edegkudhufaan | edegshoomo | edgid | qaar | qab | ulaysi-dagiiran | ciddikudhufaan | qalwo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg