Fad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.

fadlan*

Daflan:fadlan;codsi xushmada


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fad

aag | qaabbilo | xaafad | xaafood | baadifad | caaddifad | daafad | daafad-xagleed | gaaf | gaafal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg