Fan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld fan (2).

Fan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fan

caabuqtire | gaafan | kaal | kaalbaa | qaaddo | saafan | saafan | saafan | tafantoof | tafantoof |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg