Fansaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo. 2. ld fangelid.

Fansaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).

Fansaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

ld fangal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fansaar ↴

ugu hooseeye | wadar-xigsineed | abyane huban | abyin | abyineed aan hubnayn | abyin-jeexeed | aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan | deris | dhexbeegid | diirane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg