Farow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

1. Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya. 2. Xoolaha aadka u cayila. 3. Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farow

dameerdibadeed | dameerfarow | gammaan | kood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg