Gammaan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg.


Gammaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kalluunka badda ka mid a.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gammaan

baqal | caynaan | ciddillaab | dakaamo | dakaan | dameer | dareemo | dawan | farow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg