Farriin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iimo, m.l)Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farriin ↴
taar | taarash | adeeg | dhambaal | ergey | far | faran | faro | haddii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg