Fatah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld fatihid.
Fatah
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday; -tihi)1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadin. 2. (f.mg) Ku f.: cid si xisaab la'aan ah wax u siin. 3. (f.mg) Biyo meel ku faafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fatah ↴
daad | daad | bannaan-fatah | biyabbaxo | fatahaad | fatahan | fatahan | fatahmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg