feerasho
(m.f.dh)eeg feero. ld feerad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feerasho ↴
dhilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishay, -ilatay)
1. Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho. 2. Caaw iwm diir ka baxsasho. 3. Timo feerasho.
feerad [m.l]
ld feerasho.
firo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Timo iwm feerasho.
shanlayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Timo shanlo ku feerasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg