Fiix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya. 2. Fuf. 3. Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
Fiix
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld feex.
Fiix
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Caano firfir yeelasho. 2. Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid. 3. Geed fufid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiix ↴
feex | fiixi | fiixid | fiixin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg