Fududee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

1. Wax fudayd ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fududee

candhuuf | fudaydi | fududayn | gaastarig-cariye | sardhaban | waraab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg