Waraab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo. 3. ld waraabid.
Waraab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
Waraab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Biyo cabbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraab ↴
naanni | naar | xabbad | arar | araro | awdmid halbowle wadne | bahalow | balalo | barkinwaraabe | barshinwaraabe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg