Gaadaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qarqarsi. qarqarsi

Gaadaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadaan

gaadaamid | gaadaansad | gaadaansan | gaadaansanaan | gaadaansanaansho | gaadaansasho | gaadaansi | gaadaanso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg