Gaalee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Cid gaal ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalee

gaalayn | laancigaaleed | gacantogaalee | magaalee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg