Gabow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.

Gabow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Muddo badan noolaansho. 2. Da'weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabow

maandow | raawis | yuxuud | axgab | axgab | barashada gabowga | burunjiyee | cajuusad | cimilo-qaaradeed | dakhaakhul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg