gadaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

Wax gadaan loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadaaman

cuf-hawo [m.dh] (-faf-hawo, m.l)
(c.cimi.) Hawo isku dabeecad ah oo ku gadaaman dhul door ah lana xadaysan mid kale oo ka duwan.

gadaamanaan [m.f.dh]
eeg gadaaman. ld gadaamanaansho.

gadaamanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gadaamanaan.

gadfan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax ku gadaaman ahaansho. 2. Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.

heer-tamar [m.dh]
(kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg