Gale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Cudur ku dhaca xubnaha taranka ee dadka, oo keena dhabar xanuun iyo dhalmo la'aan; jabto. 2. Dabayl xoog leh. 3. Gebi tog.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gale

uskag-galeen | uur | abeesalugaley | biyaggaleen | bocoolaggale | burobahalaad | caanaggaleen | cadwoob | cangaleel | ciidaggale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg