garaangir
(m.dh) (-ro, m.l)ld garangar.
garaangir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld garangar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaangir ↴
garaangiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld garangar.
garaangirid [m.dh]
ld garangari.
garaangirin [m.dh]
ld garangari.
garaangiris [m.l]
ld garangari.
garangar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
garangar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.
garangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.
garangarid [m.f.dh]
garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.