Gardarro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gardarro ↴
maag | tacaddi | daardaaro | dadabso | dhabbaqee | dhabbaqoo | durqun | gabood | gaboodfal | gaboodfal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg