Garow

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Badar aan aad u bislaan. 2. Shaah caddays ku yar yahay. 3. Miro aan aad u bislaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garow

qaaligarow | diyaargarow | diyaargarow | garaabid | garasho | garowbudaale | garowbutaale | garowkari | garowkarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg