Gef
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld gaf.
Gef
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf/-fef, m.l)1. (fiis.) Cabbiraadda ama qiyaasta aan la hubin ee xaddi. Tusaale ahaan, kulbeeg meerkari ah badanaaba waxa suurtaggal ah in heerkulka laga akhriyo darajada ugu dhow.. (xis.) Marka laga hadlayo saafid tireed gefafku waa laba nooc: a) g. duubid: jawab tireed aan sugnayn ee ku soo baxda xisaabinta; b) Gefaf la jare ah: waxa ay la xiriiraan xadad lagama maarmaan ah ee ku jira sugnida see.
Gef
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)ld gaf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gef ↴
caabbin | baadiggef | baadiggef | baadiggefid | eed | laaxin | waasii | xaglagooye | badidhace | ciqaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg