Gogol
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-glo, m.l)1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaa.
Gogol
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-glay, -goshay; -gli)1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Sariir firaashi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gogol ↴
raar | raargogol | waagii barafka | waalli | arar | araro | badweyn | bikrad | bislayso | bislee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg