goobaab
(m.dh) (-bo, m.l)Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.
goobaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goobaab ↴
bar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh. 2. B. xoolaad: xoolo yar.
dhaaddin [m.dh] (-imo, m.l)
Summad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
goobaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
goobaabasho [m.f.dh]
eeg goobaabo. ld koobaabasho.
goobaabid [m.f.dh]
eeg goobaab². ld koobaabid.
goobaabin [m.dh]
ld goobaab¹.
goobaabnaan [m.f.dh]
eeg goobaaban. ld goobaabnaansho, koobaabnaan, koo- baabnaansho.
goobaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goobaabnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg