Gub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood.
Gub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Dab ku dhejin, qabadsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gub ↴
caag | haaraan | kaadigubasho | kaadishiil | kaalsiyam | maanganiis | naar | nabaal | oomaar | oomaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg