Gudbiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudbiye ↴
caabbin | naatariyam-haydaroogsaydh | unugga Daaniyal | ambiyeer | badad-birlabeed | danab-soocid | foolt | gudbin-gudbiye-milme | in-gudbiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg