Guddoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.
Guddoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guddoon ↴
deedifee | deedifo | go'aan | guddoomid | guddoomiye | guddoonsad | guddoonsasho | guddoonshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg