Gumaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumaar

nabas | bisqan | bisqanley | gub | kumus | qas | sarac | shuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg