Gunno
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunno ↴
gunnee | guno | habeendhax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg