Guntiino
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Maro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guntiino ↴
saari | dan-lahelay | garraar | rummaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg