Saari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saari

baabbaca-caleen | maaddi | taabo | taabsii | haadi | eedaysan | jaansaar | jaansaarid | laal | oodafee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg