Gurrac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qallooc; dabcixumo.
Gurrac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Wax qalloocin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurrac ↴
bi'i | gurracan | gurracan | gurracmid | gurracnaan | gurracnaansho | gurricid | sirgax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg