guudmarid
(m.f.dh)eeg guudmar². ld guudmar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guudmarid ↴
duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
guudmar [m.l]
ld guudmarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg