Haami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haami ↴
haamin | ashaamid | beekhaami | beekhaamid | beekhaamin | bidhaamid | cilladhaami | cilladhaamin | cilladhaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg