Haayir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.l/dh)

1. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.

Haayir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

ld haajir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haayir

haajir | haajir | haajirid | haayirid | khaayir | khaayir | khaayirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg