Hag
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.
Hag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Qof indho la'hoggaamin.
ku/igu dhagan*
ka hadlaya qof ama wax siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi. Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hag ↴
maamuusiyad | saabuun | saalaxweeto | saari | tacab | uufannays | uurdhagax | uurdhagaxoobid | uurdhagaxow | waagii dhagaxa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg