Hakad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan. 2. Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha. 3. ld hakasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hakad ↴
waabi | taddawur | astaamayn | dareeri | dhakad | hakad-wadneed | hakasho | shakad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg