Hanna

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dembi ah wax ka baxsan ballannada herinta ama xeerka qofkii ku xad gudba ayaa la yiraahdaa (hannaa gashay) waxaana ugu culus, u galmoodka naageed inta ugaarsiga lagu jiro ama loo tabaabushaysanaayo, siiba waqtiyada oroobka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hanna

qaab | abaabul | basar | dhannax | hannaad | hannaan | hannaani | hannaanin | hannas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg