Hannaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Wax si wanaagsan u agaasiman. 2. Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hannaan ↴
qaab | abaabul | basar | hannaani | hannaanin | haydh | jugleyn | nidaamdarro | rar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg