haqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid harraad iyo gaajo ku dilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haqi ↴
caashaqid [m.f.dh]
eeg caashaq². ld caashaq¹ (2).
dhaqdhaqid [m.f.dh]
eeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).
dhaqid [m.f.dh]
eeg dhaq. ld dhiqid.
faradhaqid [m.dh]
ld faraxalid.
fashaqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhar iwm biyo ku dhex ridid.
fashaqid [m.f.dh]
eeg fashaq².
fashaqin [m.f.dh]
eeg fashaqi. ld fashaqis.
fashaqis [m.l]
ld fashaqin.
haqin [m.f.dh]
eeg haqi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg