harin
(m.f.dh)

eeg hari. ld harayn, haris¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harin

idlaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -aatay, -aadeen)
Wax aan wax ka harin ahaansho.

casharin [m.f.dh]
eeg cashari. ld casharis.

dhammow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
1. Wax tiradoodu dhantahay noqosho. 2. Wax aan wax ka harin noqosho.

harayn [m.dh]
ld harin.

haris [m.l]
ld harin.

jiraa [m.l]
Wan gaboobay oo aan xoog iyo baruur midna u harin.

maharin [m.dh]
ld meherin.

qaydin-hays [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: nin meesi xoolaad si joogto u ilaaliya oo aan ka harin.

qowsaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo. 2. Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin. 3. Nin xoog badan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg