harqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqi

dharqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Candho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).

dharqin [m.f.dh]
eeg dharqi. ld dharbin (2).

harqin [m.f.dh]
eeg harqi. ld hirqin. ld harqis.

harqis [m.l]
ld harqin.

hirqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).

hirqin [m.f.dh]
ld harqin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg