Hebed
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo.
Hebed
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bday, -bedday; -bdi)1. Hebed noqosho. 2. ld hebdi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hebed ↴
bisad | dhebed | hebdid | hebednimo | toojo | tukanuug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg