Hod
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.
Hod
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Qof dagid; khatalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hod ↴
taa | waabis | daahir | dabakannaax | gabac | gabac | hodan | hodan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg