Hog
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-gag/-go, m.l)1. Meel hoos u qodan; god. 2. God deb lagu shido oo hilib lagu dubo. 3. God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hog ↴
jaabee | kaadar | laablakac | laablakicid | ohoomi | qaa'id | xabbadqaad | yib | abbaanduul | afarrey |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg