Hoggaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Awr hoggaan ku wadid. 2. Dad hor kicid ama meel tusid. 3. Wafdi, hay'ad iwm madax u noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoggaami

jaabee | laablakac | laablakicid | ohoomi | qaa'id | abbaanduul | afyaal | araye | bor | buxuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg