Hoobo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Meel taag ah ka daaddegid. 2. Nafley le'asho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoobo

dhoobo | dhoobo | dhoobo | dhoobo-guduud | dhooboobid | dhoobow | hoobasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg